Somali Site
Menu
  • Bogga
  • Ku saabsan
  • Caafimaadka
  • Khayraadka
    • Aaladaha Baaritaanka Caafimaadka Dhimirka
    • Gargaar Dhanka Helida Daawooyinka
    • Tennessee REDLINE
    • Gargaarka Cunnada
    • Daryeelka Sii Socda: Halkee Ayaan Tagaa?
    • Khayraadka Dheeraad ah
  • La xiriir
Preferred Language

Xarumaha Cuntada Ee Second Harvest Food Bank of Middle Tennessee

Haddii adiga ama qof aad taqaan uu u baahan yahay gargaar cunto oo degdeg ah, Second Harvest ayaa kaa caawin kara.

Fadlan Second Harvest ka wac 615-329-3491 si aad u oggaato goobta adiga kuu dhow ee Emergency Food Box.

Haddii aadan gaari karin xarumaha cuntada, fadlan wac 211 si aad u hesho macluumaad dheeraad ah. Waxaad kaloo booqan kartaa Bogga Internetka ee Second Harvest wixii macluumaad dheeraad ah.

Waxaad u qalanto barnaamijka SNAP, oo sidoo kale loo yaqaan ‘Food Stamps’. Wac 615-310-0752 si aad ula hadasho la Taliyiha Manfacyada Second Harvest Benefits. Waxaan kaa caawin karnaa buuxinta arjiga adiga oo qatka telfoonka ku jira.

Riix halkan wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan gargaarka cuntada.

Wax badan ka Oggow

Click on the map to find your closest location

  • Siyaasadda Takoor La’aanta / Helitaanka
  • Siyaasadda Asturnaanta
  • La xiriir

Website Design and Developed by Atiba.com

© 2026

X
- Enter Your Location -
- or -
Get your current location
Scroll to top