Siyaasadda Takoor La’aanta / Helitaanka

Safety Net Consortium of Middle Tennessee (Ururka Shabakadda Badbaadada ee Middle Tennessee) waxa ka go’an mabaadii’da u-sinnaanta fursadhaa iyo siinta ahmiyad gaar ah dhibbanayaasha.

Websaytka My Healthcare Home waxa loogu talogalay inuu u habboonaado dadka isticmaalaya marka la eego xagga nashqada, waxa kujira iyo luuqadda.