Somali Site
Menu
  • Bogga
  • Ku saabsan
  • Caafimaadka
  • Khayraadka
    • Aaladaha Baaritaanka Caafimaadka Dhimirka
    • Gargaar Dhanka Helida Daawooyinka
    • Tennessee REDLINE
    • Gargaarka Cunnada
    • Daryeelka Sii Socda: Halkee Ayaan Tagaa?
    • Khayraadka Dheeraad ah
  • La xiriir
Preferred Language

Tennessee REDLINE

Tennessee REDLINE (1-800-889-9789) waxay fidiyaan macluumaad bilaash ah iyo isuduwid lagula xiriirinayo TAADAS oo waxaa deeqda bixiya Adeegyada ku Tagrifalka Walxaha ee Waaxda Caafimaadka Dhimirka ee Tennessee. Ujeedada REDLINE waa inay bixiyaan xog sax ah, oo dhammaystiran ee khamriga, daroogada, dhibaatada khamaarka, iyo macluumaadka qabatinka iyo u gudbinta dhamaan muwaadiniinta Tennessee deggan marka ay soo codsadaan. Redline waxay bixiyaan gudbin loogu talagalay dadka qaba xanuunnada wada-jirka A&C kaasoo oo soo raaca xanuunnada Caafimaadka Dhimirka.

Tennessee REDLINE kor ayaa loo qaaday, oo waxaa lagala soo xiriiraa, meelo badan oo Tennessee ka tirsan. Daaweynta iyo gudbinta barnaamijyada kale ayaa lagu sameeyaa REDLINE. Dadka soo waca waxaa la siiyaa ugu yaraan 3 ilo oo ay la xiriiri karaan marka ay suurtagal tahay.  Shaqaalaha REDLINE ma sameeyaan wax daaweyn ah ama la-talin  dadka soo waca ama kuwa ku tagri fala walxaha, balse waxay siiyaan macluumaad si ay ula xariiraan meelaha laga bixiyo baaritaan, oggoaansho ama qiimeynta caafimaadka dhimirka ama caafimaadka jirka ee dadka walxaha isticmaala/ku tagri fala. REDLINE waxay ku dadaaleysaa inay u soo dirto qofka soo waca iyada oo loo fiiyo ama lagu saleeyo baahiyaha qofka uu sheegto.

Wax badan ka Oggow

  • Siyaasadda Takoor La’aanta / Helitaanka
  • Siyaasadda Asturnaanta
  • La xiriir

Website Design and Developed by Atiba.com

© 2025

X
- Enter Your Location -
- or -
Get your current location
Scroll to top