Siyaasadda Asturnaanta

Safety Net Consortium (Ururka Shabakadda Badbaadada)  wuxuu aqoonsan yahay ahmiyadda ilaalinta macluumaadka shakhsiyeed. Websaytka My Healthcare Home ma ururiyo ama hayo macluumaadka shakhsiyeed ee dadka isticmaalaya barta. Haddii aad ka gasho websayt rug caafimaad leedahay batanka “Make Appointment”, websaytka rugta caafimaad wuxuu ku waydiin karaa macluumaadka shakhsiyeed oo ka qayb ah ballanta. My Healthcare Home ma helo ama kaydiyo wixii macluumaad aad siiso rugta caafimaad si aad ballan u qabsato.